Sida goor dhaw lagu soo daabacay Warbaahinta Dowlada  Ciidamada difaaca Shacabka (Macawisley) ayaa gudaha u galay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Caad oo dhacda Koofurta gobolka Mudug kana mid ah goobihii ugu dambeeyey ee Khawaarijtu ka joogtay Koofurta Mudug.

Howlgalka waxaa horkacayay Guddoomiye ku xigeenada Xarardheere iyo Ceelhuur iyo masuuliyiin kale waxaana gebi ahaanba Caad iyo nawaaxigeeda iskaga cararay Maleyshiyaadkii Khawaarijta ee muddaba ku dhibaateynayay Shacabka.

Advertisement

Previous articleWar ka soo baxay Dowlada Masar oo looga hadlay Xad-gudubka ay Itoobiya ku sameysay Somalia.
Next articleBaarlamaanka Jaamacada Carabta maxay ka dheheen damaca Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here