War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweyne Xigeenka Puntland Lugatoor ayuu cafis ugu fidiyay tiro ka mida maxaabiista xabsiyada ku xiran fadliga Ramadaanka dartiis.

Hadaba qoraalka oo sidiisa h qoran halkaan ka aqriso:-

Advertisement

Xeer Kusime Madaxweyne Lr 06, April 08, 2024: kuna saabsan Cafis Maxaabiis ee bisha Ramadaan.

Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland.

Markuu Arkay:- Dastuurka dowladda Puntland Qodobkiisa 81-aad

Markuu Arkay:- Talo soo jeedinta Wasaaradda Caddaalada, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland Puntland.

Markuu Tix geliyey:- Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Munaasabadda Ciidul-Fidriga.

Wuxuu Cafis u fidiyey Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 50 Maxbuus oo ku kala jira Xabsiyada kala duwan ee Puntland.

Previous articleFaaf-faahin Heshiiska Somalia iyo Sacuudiga
Next articleRun miyaa? Ma ogi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here