Run miyaa? Ma ogi. No. 591

Saaxiibkery Wariye Jacfar maxamed ayaa yiri:

Advertisement

Anigana maxaa la ii magacaabaa, Xilalkii waaba dhamaadeene.

Mid Agteyda fadhiyo ayaa yiri: Aniga Tolkeeyga oo ay hor socdaan Nabadoonadii iyo Xildhobaanadii Beesha ayaa Xilal noo raadiyay, waxaana soo helnay Saddax jago oo kala ah:

1. Agaasimaha Tirakoobka Doobabka iyo Garoobadda.
2. Ergayga gaarka ah ee Dhowridda Xuquuqda Bisadaha Magaaladda.
3. Madaxa qeybta, wax qabad laagaama rabee, Bariiskaaga ka dhacso

War Qabiiladu Dowladda haka daayeen, Culeeyska Xil Beeleedka.
Dowladuna ha iska deeyso ku qancinta beelaha Xilal aan jirin

Run miyaa? Ma ogi.

Qore:Yahya Amir

Previous articleMadaxweyne xigeenka Puntland oo Ramadaanka dartiis Cafis u fidiya maxaabiis+SAWIRRO
Next articleDiyaarado duqeeyay deegaano Galmudug iyo Hirshabelle ka tirsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here