Degaanka Baraag-gur-guurte oo qiyaastii 20 KM u jirta degmada Xarardheere ee Koonfurta Gobolka mudug diyaaradaha dagaalka ayaa goordhow duqeymo culus kula eegtay maleeshiyaad badan oo ku sugnaa.

Khawaarijta ayaa maalmahan degaankaasi kusoo gurayay gaadiid dagaal, iyo maleeshiyaad fara badan waxaana xiliga duqeeymaaha la la beegsaday halkaa ku sugnaa gadiid dagaal iyo xubno ka tirsan Argagixisada gadiidka khawaarijta laga gubay ayaa gaaraya sadax gaari.

Advertisement

Jab xooggan ayaa lasoo warinayaa inuu gaaray khawaarijta faahfaahin dheeri ah hel oo nala joog.

XIGASHO RAADIYAHA GIIDAMADA DOWLADA

Previous articleRun miyaa? Ma ogi.
Next articleMaxkamda Maamulka SSC Khaatumo oo Xukun dil ah ku fulisay nin hore dil u geystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here