Maxkamadda gobolka Sool ee fadhigeedu yahay Laascaanood ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Mowliid Maxamed Jaamac ah oo 24-kii bishii hore Laascaanood ku dilay marxuum Maxamuud Cali Muuse oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka SSC Khaatumo.

Maxkamadda ayaa labo maalin ka hor Mowliid ku riday xukun dil ah, waxaana maanta Isniin ah laga oofiyay xadkii qisaasta marxuum Maxamed Cali Muuse.

Advertisement

Previous articleDiyaarado duqeeyay deegaano Galmudug iyo Hirshabelle ka tirsan
Next articleHay-ada Maareynta Masiibooyinka ” 800 kun ruux ayaa laga cabsibqabaa in roobabku saameyn ku yeeshaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here