Hay’adda Qaramada Midoobe ayaa ka hadashay roobabka waa weyn  ee dhibaatooyinku ka dhasheen iyagoona balan qaaday inay Soomaaliya siin doonaan qarashaad ay uga samatabaax barakaca iyo burburka ka dhashay.

Hay’adda Ocha ee Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay si daayeen 25 milyan oo dollar  si wax looga qabto samata bixinta fatahaadaha wabiyada iyo daadadka roobabka ka dhashay.

Advertisement

Qaramada Midoobe waxay warbixinteeda ku dartay dhibaatooyinka ka dhashay roobabka Soomaaliya inuu saameeyay 1.2 mmilyan ruux.

Qaramada Midoobay waxay intaas ku dareen in November  ilaa  December ay suurtagal tahay in 1.6 milyan  fatahaada iyo roobabku saameyn karaan..

Sida uu sheegay xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA).waxaa  suurtagal in dhul beeraad dhan  1.5 milyan oo hektar  ay daadadku bur buriyaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here