Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo caawa shir-guddoomiyay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.

Waxaa kale oo ka qeyb galay shirka Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo masuuliyiin ka socotay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) oo uu hoggaaminayay Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle.

Shirka gaarka ah ayaa warbixin looga dhageystay Hay’adda SoDMA iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle oo ku aadan raadadka ay reebtay Elnino.

Sidoo kale waxa ay warbixinta kusoo gudbiyeen inay ku dhawaad 500-kun oo ruux ay ku saameysay Dowladda Hirshabeelle iminkana waxaa taagan %65 cabsi laga qabo Elnino ka dhallato Roobka Gu’ga ee la filayo inuu dhawaan curto.
Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa faray dhammaan cida ay khuseyso inay ka hor dhacdada ay talaabo qaadaan si loo yareeyo khatarta ay geeysaneyso.

DHAMMAAD
Wixii faah-faahin kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Maxamed Shuuriye Nuur
Director.communication@hirshabelle.gov.so
May be an image of 6 people and suitMay be an image of 3 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, beard, dais and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of ‎dais, hospital and ‎text that says "‎SODMA IYO WAXQABADKEEDA KU AADDAN HIRSHABELLE STATE DISASTER MANAGEMENT MASIBOOYIMA AGENCY CAMN MAAREYNTA DSEYNTA BOOMA إدارة Dr. Ismail Jimale SoDMA 23 February 2024‎"‎‎May be an image of 4 people, newsroom and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people and newsroomMay be an image of 3 people and daisMay be an image of map and text that says "NINO FLOOD SEASON (OND 2023) State-ka Hirshabelle waxa uu ka midyahay state-yada wajaha khatarta fatahaadaha ugu badan dalka Sanadihii ugu dambeeyay waxa uu Stateka Hirshabeelle wajahayay halis uga imaneeysay dhinacyo duwan ay ugu weeyneeyd khatarta ka imaneeysay fatahaadaha webiga shabeelle. Degmooyinka Stateka Hirshabeelle intooda badan waxay ku asteeysanyihiin heerka khataraha ugu sareeya dalka marka loo fiirinayo halista Fatahaadaha webiga. Legend Area E Waxaa ugu sii daran degaannada webi- mareenka ah iyo dhulalka joogoodu uu aadka hooseeyo. Waxaa hadaba lagama maarmaan ah in la helo qorshe fog 00 lugu maareeyo fatahaadaha soo noq-nogonaya"May be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and dais
Previous articleDunida oo dadaal ugu jirta heshiis laga gaaro dagaalada Gaza
Next articleMeydka C/naasir Muuse Dahab oo wali Xamar lagu hayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here