DHUUSA-MAREEB (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

Madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ayaa garoonka diyaaradaha kaga hortahay isaga iyo masuuliyiin kale waxayna soo dhaweeyen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Advertisement

Madaxweynaha ayaa sida aan saaka warbixinteenii idinku sheegnay wuxuu caasimada Galmudug u tagayaa inuu halkaasi mar kale ka hago dagaalka alshabaab ka dhanka ah.

 

May be an image of 4 people, wrist watch, suit and crowdMay be an image of 6 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 8 peoplevMay be an image of 6 peopleMay be an image of 13 people and textMay be an image of 4 people, wrist watch, suit and crowd

Previous articleGudoomiye Aadan Madobe oo Maanta Sagootin u sameeyay Wakiilada UNHCR ee Soomaaliya +SAWIRRO
Next articleDAAWO: Xulka Koonfur-Galabeed oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here