Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga ayaa Magaalada Rome ee dalka talyaaniga kulan gaar ah kula yeeshay Madaxa Hey’adda IMF Kristalina Georgieva.

Mrs Georgieva ayaa bogaadisay dadaalada horumarinta dhaqaalaha ee dowladda Soomaaliya ay ku talaabsatay.

Advertisement

Waxay si gaar ah u xustay isbadalada dowladdu ay qaadday kuwaas oo dhaqaalaha dalka sare loogu qaadayo laguna dhimayo saboolnimada islamarkaana lagu xoojinayo heyadaha dowlada.

Previous articleWasiirka Difaaca Somalia oo Roma kula kulmay dhigiisa Talyaaniga
Next articleDowlada Itoobiya oo IGAD ka dalbatay Shir ay kaga hadasho heshiiska Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here