Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay sheegay in isaga iyo xukuumaddiisu aaney qorshaha ugu jirin in ay xilka kororsadaan.

Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray Madaxweyne Puntland Siciid Cabdulaahi Deni in dawladiisu ay diyaar u tahay inay doorashada waqtigeedii ku qabato, islamarkaana uu diyaar u yahay inuu galo tartan.

Advertisement

Hadalkaan ayaa imaanaya xilli mas’uuliyiinta mucaaradka Puntland ay dhowr mar oo hore ku eedeyeen Saciid Deni inuu doonayo muddo kororsi, sababta dastuurka loo furayna ay tahay arrintaa.

Previous articleWasiir Xasan Macallin oo ‘caddaalad degdeg ah’ u ballan-qaaday maxaabiista Xabsiga Dhexe
Next articleAqalka Sare oo ansixyey isku shaandhaynta Guddiyada Aqalka Sare ee BJFS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here