QAHIRA (DAYNIIILE.COM)-Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa maanta gaaray Magaalada Qaahira.

Hogaamiyahaa  ayaa u tagay Qaahira casuumaad uu ka helay Sirdoonka Dowlada Masar kuwaasoo wada qorshe la heshis kama danbeys ah looga gaarayo xabad joojin mar kale lakala  dhex dhigo xamaas iyo Yuhuuda, isla markaana shacabka Gaza u helaan gurmad.

Advertisement

Talisks Sirdoonka Masar ayaa sidoo kale la kulmay masuuliyiin Yuhuuda ka socda xili ay ogolaadeen wada xaajood laga galo xabad joojinta.

Waxaaa jirta rajo  laga qabo in kooxda Xamaas iyo Israa’iil ay ku heshiiyaan shuruudo xabbad joojin kale ah.

Dhanka kale, mas’uuliyiinta Israa’iil waxay muujiyeen  in Tel Aviv ay u furan tahay heshiis xabbad-joojin ah kadib kulamo ay la qaateen Mareykanka,Qatar iyo Masar.

=SOURCE  AL-JAZEERA=

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleBukaanada qaba Cudurka dhimirka oo ku soo badanaya Xerada IFO
Next articleDegmada Ceeldheer oo Al-shabaab lagala wareegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here