Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb ka furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada Galmudug ay ka joogaan Al-shabaab.

Madaxweynaha  Galmudug ayaa sheegay in la joogo xilligii la xoreyn lahaa deegaannada Dowladd  galmudug Galmudug ee kala ah  degmada  ee gobolka Galgaduud  iyo degaanada  kale ee   kala ah , Ceelgaras iyo Galhareeri oo dhammaantood ka tirsan Gobolkaa Galagaduud.

Advertisement

Madaxweyne Qoorqoor ayaa ugu baaqay qeybaha bulshada Galmudug in la taageero howlgalka degaanadaas looga saarayo Al-shabaab  degaanadaas.

Hase ‘ahaatee Dowlada Somaaliya ayaa wada abaabulka weji ga labaad ee howlgalka Al-shabaab looga saarayo degaaano ka tirsan Galmudug iyo Hirshabelle oo Xubno ka tirsan Alshabaab  ay ku sugan yihiin.

Previous articleWarbixin Xasaasi ah: Madaxweyne Xasan oo ka fikiraya inuu xilka ka qaado Madaale & Sababta
Next articleWararkii Ugu dambeeyay Xiisad ka taagan gobolka Saaxil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here