Madaxweynaha dalkan Maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay amar lagu mamnuucayo in dalkiisa ay soo galaan dalal ay Somalia ka id tahaytaasoo aan ahayn markii ugu horeysay uu ficilkaan sameeyo.
Dalalka xanibaada buuxda la saaray waxa kamid ah Somalia, Afghanistan, Myanmar, Chad, Congo, Equatorial Guinea, Eritrea, Haiti, Iran, Libya,Sudan and iyo Yemen.
Teeranmkiisii hore ayuu sidan oo kale dalal u badan Islaamka uga mamnuucay dalkiisa inay galan hadana waana markii labaad.
Lama yaqaan sida ay Sooamalida u sameyn doonto ficilkaan u muuqda mid dalalka Islaamka lagu beegsanayo.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM