Sida ay baahisay Warbaahinta Dowlada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgali doono shirka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya.

Madaxwaynaha ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doona Shirka  oo socon doonta inta u dhexeysa 25-26 Oktoobar 2023.

Advertisement

Sidoo kale wuxuu kulamo la qaadan doonaa masuuliyiinnta shirka imaaneysa isagoo kala hadli doona horumarada dowlada Soomaaliya gaartay iyo waxa ay beesha caalamka uga baahan yihijn oo taageere ah.

Previous articleSomalilad oo ka hadashay Awdal State
Next articleMeydka wiil Somali ah oo laga helay guri uu ka deganaa Magaalada Kampala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here