Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta  Gobolka Bakool.

Magaalada Xudur waxaa ku soo dhaweeyay oo uga sii horeeyay  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka  Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed C/casiis Xasan Maxamed lafta-gareen.

Advertisement

wafdiga Madaxweynaha waxaa sidoo kale si heer sare leh ugu soo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaasoo watay boorar kala duwan sida sawirada Madaxweynaha.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 2 people

May be an image of 5 people and text

May be an image of 6 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and flute

Previous articleSiyaasiyiinta Mucaaradka oo dhaliilay Xasan Sheekh
Next articleCali Guud-laawe oo Jowhar xariga kaga jaray Bangiga dhexe fariciisa Hirshabelle+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here