Jowhar, 19, Oktoober 2023: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xarig jaray Laanta cusub ee Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ay ku yeelan doonto Magaalada Jowhar Caasimada Dowladda Hirshabeelle.
Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabad ka dhacday Laanta Bankiga Dhexe ayaa sheegay in bulshada Hirshabeelle ay soo dhoweeynayaan ayna ku faraxsan yihiin in adeega bankiga dhexe ee Soomaaliya uu soo gaaro Gobolada Dalka, ka Hirshabeelle ahaana uu faaiido wayn ugu fadhiyo.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in bulshada Magaalada Jowhar ay ku caan yihiin amaanada iyo ilaalinta hantida Dowladda, isagoo xusay in hay’ad walba oo Dowladeed ee u baahata dhulkeeda lagu wareejin doono.
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, lighting, hospital, newsroom, dais and textMay be an image of 4 people, hospital, newsroom and textMay be an image of 2 people, people studying, glasses, newsroom and textMay be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of 9 people, lighting and daisMay be an image of 3 people, dais and text
May be an image of lighting and dais
Previous articleMadaxweyne Xasan oo gaaray Magaalada Xudur
Next articleMadaxweyne xigeenka Hirshabelle oo Jowhar lagu soo dhaweeyay+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here