Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa furay Shirweynaha 5-aad ee Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta Puntland (MAP).

Madaxweynuhu waxa uu bogaadiyey waxqabadka iyo doorka warbaahinta ee dawlad-dhiska iyo horumarinta bulshada, dhinaca kalena wuxuu kula dar-daarmay in ay qeybtooda ka qaataan hiigsiga, yoolasha iyo waxqabadka Dawladda Puntland, sidoo kalena ay xooga saaraan Barnaamijyada waxtarka u leh bulshada.

Ugu dambayn Madaxweynuhu waxa uu ballanqaaday illaalinta xorriyadda iyo madax bannaanida warbaahinta Puntland, isaga oo uga mahadceliyey Ururka MAP wada shaqaynta wanaagsan ee kala dhaxaysa laamaha kala duwan Dawladda.
-DHAMMAAD-
-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 8 people, lighting and daisMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 2 people, beard and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people, dais and text that says "PREAHT M 4 Deumte WBANA URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND SHIRWEYNAHA 5AAD EE GOL GOLAHA HA GUUD MAP 5TH GENERALASSEMBL GENERAL LASSEMBLIG "WARBAAHINTA XORTAAHIWAATIRDHEXAADK XORTAA AHI NAA THR DHEXAADK 豚 Pи 当田 DreamP aint Hotel"May be an image of 3 people, dais and text that says "oeΔ! URURKA URURKAWARBA WARBA SHIRWEYNAH, INTA PUN 4E GOLA SEMBLY VOR 국이 ብችን1- 1ስ፡ል INNEN 3BC :ก heapi AADKA DIM National Endow NationalEndowment Endowment ment forD. for"May be an image of 1 person, dais, newsroom and textMay be an image of 3 people, beard, people smiling and glassesMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of one or more people, beard, suit and textMay be an image of one or more people and beard
Previous articleGaadiidka Maamulka Gobolka Banaadir oo xalay biya ka saarid ku sameeyay laamiyada roobabku biya dhigeen +Sawirro
Next articleTababar Muqdisho uga furmay Saraakiil iyo Ciidamo Booliis ah+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here