Madaxa hoggaanka isgaarsiinta ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneral Cabdikariim Xuseen, Madaxa hoggaanka war-isgaarsiinta & tiknolojiyadda ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Colonel Cabdulaahi Dhuxulow iyo Madaxa UNSOS/FTS Paul Gimsay ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray tababar ku saabsan (on the job training program)

Tababarkaasi oo ay ka faa’iidaysan doonaan saraakiil iyo askar ka socoto ciidamadda Qalabka sida oo mudo bil ah ka shaqayn doono xafiisyada Qaramadda midoowe ee tiknolojiyadda si ay uga soo kororsadaan aqoonta dhinaca tiknolojiyadda,

waa markii ugu horeeysay oo tababar nuucaan oo kala ah loo qabto saraakiil ka socoto ciidamadda Booliiska iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

=XIGASHO RAADIYAHA CIIDAMADA DOWLADA SOMALIA=
May be an image of 5 peopleMay be an image of 5 people and text that says "e-Job Job NG 面"May be an image of 5 people and textMay be an image of ‎7 people, television and ‎text that says "‎NIN ININ in-The-Jo ا‎"‎‎May be an image of 5 people and text that says "별일는 H Edco On-The-Jc Jo On- The- 지부 T ΤΩΛΙΝΙΝ ΑΙΝΙΝ poor"May be an image of 10 people and text that says "On-The-Job On- The-Job TRAINING @OUNSOS UNSOS On-The-Job TRAINING GUNSOS"
Previous articleMadaxweyne xigeenka Puntland oo furey Shirweynaha 5-aad ee Warbaahinta Puntland +SAWIRRO
Next articleAbwaan Jeesto oo la sheegay inuu ku biiray Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here