ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynahii hore ee dowlad deegaankii Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib u hekay xoriyadiisa kadib markii xabsiga laga sii dayaay

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tab iyo agosto 2018 wuxuu ku xanibnaa xabsi ku yaal Magaalada Adis0-ababa ee xarunta Dalka Itoobiya.

Advertisement

Sida ay sheegtay

Idaacada BBC-da ayaa ka soo xigatay Qareenkiisa Iskendir Gezhne in sii deynta ay timid kadib markii dacwad oogaha guud ka noqoday dhammaan waxyaabahii uu ku eedaysnaa.

Cabdi Maxamuud Cumar waxaa la xirey maerkii uu talada Itooobiya la wareegay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed 6 sano ka hor.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynahii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida

Previous articleIs rasaaseyn dhimasho iyo dhaawacba sababtay oo Af-gooye ka dhacday.
Next articleMadaxweynaha oo saraakiisha amniga kulan la qaatay +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here