1. Waxaan maqali jiray, Laba Nin oo ( Bassa yuul ah) oo Madaxa aan wax Tin ah ku leheeyn ayaa Shanlo isku diriray. (F.S:1aad)

((( Xattaa haddii midkood loo deyn lahaa, waxa uu ogyahay in aan loo Baaha doonin Shanladda oo aan la isticmaaleeyn, ileeyn midkoodna Timo lagu shanleeyo ma qabee. ))) .

Advertisement

2. Somalidu, Maalmahaan waxa ay isku heeystaan Dastuurka waa la furaa si wax looga bedelo iyo la furi mayo, Iyaga oo og: ( F.S:2-4aad)

((( Xatta Haddii Doodda Hal dhinac loo daayo, waxaa la wada ogyahay in aan Dastuurkaba Somalidu u baahneeyn ileeyn maba isticmaalaan oo kuma dhaqmaane. Somalidu, Sharciyada ay degsato kuma dhaqmaan, wixii ay ku Heshiiso ma fuliyaan, Dastuurkana Haddii La furo iyo Haddii la iska dhaafaba Madaxdu kuma dhaqmidoonaane yaan la idin daalin ))) .

Qore: Yahya Amir

Previous articleWasiirka Difaaca Somalia muxuu kala hadlay Safiirka Dalka Shiinaha+SAWIRRO
Next articleWasiirada Jubaland oo ka hadleen Xaalada Amniga+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here