MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Masuuliyiin Dowlada Soomaaliya ka tirsan sida Wasiiro ‘Xildhibaano  iyo gudoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha ayaa maanta ka qeybgalay qado sharaf loo sameeyay ciyaartoyda  Kooxda Galmudug ee dhawaan ku guuleysatay koobkii kubada cagta ee Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Qada sharafta waxay ka dhacday Degmada Dayniile halkaasoo masuuliyiintuna hadalo ka soo jeediyeen.

Advertisement

Wasiirka arimaha gudaha Dowlada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ,Xildhibaan Jacfar iyo Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cgata Cali Shiine ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii xaflada ka hadashay iyagoona ku amaanay ciyaartoyda guusha ay horseedeen.

Previous articleDAAWO: Shiikh ka hadlay sababta Masjid Waalideyn looga diiday in Janaaso lagu tukado meyd la keenay .
Next articleMaxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here