Dubai (dayniiile.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii ugu danbeeyay dhaq dhaqaaqiisa la waayay ayaa ugu danbeyn la soo ogaaday inuu xaalad caafimaad u Joogay Dalka Isu taga Imaaraadka.
Madaxweyne Xasan waxaa uu qaliin dhanka garabka ah ku galay Isbitaal ku yaal Magaalada Dubai ee Caasimada Dalka Imaaraadka .
Advertisement
Mdaxweynaha oo hada Caafimaadka uu hagaagsan yahay ayaa galata u safray dhanka Sacuudiga halkaasi uu shir kaga qeyybgeli doobno.
Xanuunka sababay in Madaxweynaha uu qaliin maro ayaan hore loo sharaxin ama aanba laga war heyn taasoo muujineysa in la qarinaayay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM