MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa iska diiwaan galiyay kaarka aqoonsiga Qaranka.

Hay’ada aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa ku sharaftay masuulkaani isagoo jooga gurigiisa inuu maro hab raaca is diiwaan gelinta kaarka aqoonsiga.

Advertisement

Hay’ada ayaa qalabkeeda la tagtay hoyga Mudane Maxamed Xuseen Rooble taasoo suurta-gelisay inuu iska diiwaan geliyo kaarka aqoonsiga Qaranka.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaaay inay qaataan kaarka.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aan ka  soo qaadanay Tv-ga Qaranka:-

Previous articleSaciid Dani oo qaabilay qurba-joogtii u timid caleema saarkiisa+SAWIRRO
Next articleDagaal khasaare badan sababay oo xalay dhex-maray Alshabaab iyo Daraawiishta Koonfur-galbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here