MUQDISJO (DAYNIILE.COM) Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta  dib u dhigay su’aalo weydiinta eedeysane Cabdullaahi Cosoble kadib  xaalad cafimaad oo soo wajahday .

Eedeysanaha oo maxkamada saarnaa ayaa taagnaan waayay xilliga Su’aalo weydiinta xaalad caafimaad darteed.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka dhacdadaani oo aan ka soo xiganay Tv-ga Qaranka:-

 

Previous articleWasiirka Gaashaandhiga oo shir laga qeybgalay Dalka Sacuudiga+Sawirro
Next articleMasuuliyiin iyo Saraakiil maanta booqday boosteejooyin loo asteeyay Bajaajleyda Garowe+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here