CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM) Maxkamada Gobolka Galgaduud gaar ahaan Magaalada Cabud-waaq ayaa maanta kaliya dil toogasho oo qisaas ah ku fulisay laba ruux.

Maxkamadda ayaa goor dhaw oo galabta ah dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdi Maxamed oo degmada Caabudwaaq ku dilay Bashiir Hure Cabdi.

Advertisement

Shalay ayaa gacan ku dhiiglahaan  lagu xukumay dilka hadana waa lagu fuliyey..

Sidoo kale waxaa isla maxkanadaani maanta dil ku fulisay ninkii dhawaan isla Cabud-waaq ku dilay Wariye C/kariin Bulxan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleXildhibaanad Faadumo “Dowlada waa inay meel ku sheegtaa Darawalkii Farmaajo”
Next articleSida dakhliga Soomaaliya uu u sameeyay koboc lama filaan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here