MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Meydka nin Odey ah ayaa laga helay gurigiisa oo ku yaal suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Bòoliiska ayaa durba baaritaano ku haya meydka markii ay ugu tageen gurigiisa.

Advertisement

Waxaa loo soo xiry dilkaan marxuumka  xaaskiisa oo u dhalatay dalka Itoobiya inkastoo ay ku doodeyso inay laamaha amniga ku wargelisay ninkeeda in la dilay sidaas daraadeed aysan suurtagal ahayn inay iyadu disho.

Meydka jirkiisa waxaa ka muuqda xarig in qoorta looga xirey laguna ceejiyay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM 

 

FÒZNZ

Previous articleKhasaaraha ka dhashay Alshabaab wadada loo galay
Next articleMadaxweynaha oo booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii SYL Hotel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here