Gaza (dayniiile.com)-Waxaa laga soo sheegayaa Magaalada Go’doonsa ee Gaza in halkaasi duqeyn diyaaradeed lagu dilay mid ka mida Taliyayaasha Dagaalyahanada Xamaas.

Sarkaalkaan ayaa lala dilay qoyskiisa sida wararku tilmaamayaan markii gantaal laga soo riday diyaaradaha Yuhuuda ay la heleen guriga sarkalkaan sidaasna uu ku shahiiday.

Advertisement

Taliyaha la dilay waxaa magaciisa lagu sheegay Talal Al-Hindi kaasoo ahaa Taliyaha guutada al-Qassam.

Xaaskiisa ayaa la sheegay inay ka mid tahay dadka la geeriyooday ,sioo kale gabar ay dhashay iyo abtigeed,maaha markii ugu horeysay oo sarkaal Xamaas ka tirsan la dilo wixii ka danbeeyay weerarkii Xamaas ku leysay Yuhuuda badan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

 

Previous articleDigniin Caawa loo jeediyay dadka ku dhaw hareeraha wabiyada
Next articleSheekh Maxamuud Ow-Cabdulle Cariif  “Dowladu waa magac u yaal hadii aysan kala qaban karin beelaha is dilaya”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here