Mucaaradka Puntland ayaa soo saaay jadwal doorasho xili uu sii kordhayo khilaafka kala dhexeeya Madaxweynaha Puntland Saciid C/laahi Dani.

Mucaaradka ayaa sheegay in ay 1. Dec 2023 magacaabi doonaan guddiga xallinta khilaafaadka doorashada, halka 31 Dec ay shaacin doonaan xildhibaannada cusub.

Advertisement

Sidoo kale, waxay sheegeen in ay doorashada ku qaban doonaan wakhtigeeda oo ku beegan 8 Jan sannadka 2024.

Inkastoo sharci aysan u lahayn inay jadwal soo saaraan hadana wuxuu noqon karaa iin aragtidooda sidan ayuuna u qornaa:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here