Hantidhowraha Guud ee JFS Abukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay Khuburo iyo madax ka socota Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden oo kamid ah bahwadaagta muhiimka u ah XHGS.

Kulanka oo ujeedadiisu ahayd in la sii dardargeliyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada Xafiis ee taabo-gelinta iyo isdhaafsiga Waaya-aragnimada iyo xirfadda gaarka ah ee Baarista Waqabadka (Performance Audit). Waxaa sidoo kale kulanka looga hadlay hanaanka iskaashi ee u dhexeeya XHGS iyo Xafiiska Hantidhowrka Qaranka ee Sweden.

Advertisement

Previous articleDAAWO: Duqeymihii Dowladu sheegtay in Alshabaab lagu laayay oo shacab badan lagu xasuuqay
Next articleIsraa’iil oo shacab badan ku leysay Isbitaal Gaza ku yaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here