Weerar ka dhacay koonfurta Israa’iil ayaa la soo sheegayaa in nin hubeysan uu rasaas isaga furey  meel basaska laga raaco oo dadkuna ku badnaayeen.

Lix ruux oo Yuhuud ah ayaa ku  dhaawacmay weerarkaasi xili Booliiskuna goobta soo gaareen markiiba.

Advertisement

Saraakiisha Booliisna ayaa weerarkaas waxay ku sheegeen inay uga shakisan yihiin  inuu ahaa mid argagaxiso.

Booliska waxsy intaasi ku dareen in weerarkaani  uu ka dhacay koonfurta magaalada Kiryat Malakhi.

Ninka hubeysa  ee weerarka fuliyay ayaa lagu sheegay inuu ahaa  qof rayid ah ooh goobta ku sugnaa..

SOURCE AL-JAZEERA

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWARBIXIN: Qiimaha sarifka Dolarka oo hoos u dhacay Dalka Kenya
Next articleSAWIRRO: Sarkaal Alshabaab ah oo laga soo qabtay duleedka Magaalada Ceel-dheer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here