Wararka laga helaayo Dalkaย  Mareykanka ayaa sheegaya in wiil 22 jir ah uu dadย  badan laayay kuwa kalana dhaawacay xili uu tooreey adeegsanayay.
Sida Booliisku liis gareeyeen waxaa weerarkaasi oo tooreey loo adeegsaday ku dhintay 4 ruux halka 5 kalana ay dhaawacmeen kuuwaasoo midoood uu dhaawiciisu halis yahay.
Goobta mashaqadaani ka dhacday ayaa ahย  gobolka Illinois ee dalka Mareykanka.
Sida BBC aan ka soo xiganay Taliyaha booliska magaalada Rockford Carla Redd ayaa sheegtay in nin 22 jir ah la xiray oo suโ€™aalo la weydiinayo.
Taliyaha Waxa ay intaas ku dartay in sababta ka dambeysay dhacdadaasi aysan weli ccaddayn.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Previous articleWasiir Fiqi oo amaanay ciidamafa xasilinta Xamar+SAWIRRO
Next articleNinkii dilay Wariye C/kariin Bulxan oo goor dhaw la toogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here