KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Kismaayo lagu toogtay Xasan Cabdullaahi Cabdi oo hooyadiis gacantiisa ku dilay bishii June sanadkii 2023.

Allaha u naxariistee Hooyada oo lagu magacaaji jirey  Xaliimo Maxamed Cumar ayaa wiilkeeda ka keentay qurbaha si ay dalka dhaqan celin ugu sameyso wiilkeeda balse isagaa sabab u noqday geerideeda markii uu tooreeyay ku jireeyay.

Advertisement

Ugu danbeyn Maxkamadda Darajada 1-aad ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta  xukun dil ah ku fulisay Xasan Cabdullaahi Cabdi.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleRa’iisulwasaraha oo xariga ka jaray wado la dayactiray
Next articleAf-hayeenka Booliiska oo sheegay inay qabteen hoobiyayaal badan+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here