MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qaar ka mida Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa maanta xafiskiisa ku  booqdeen Taliyaha Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad firin iyagoona amaan kala dul dhacay taliyaha.

Culumaa’udiinka waxay ku amaaneen Taliyaha talaabadii uu qaaday markii uu yiri askarigii quraanka xifdiya ahmiyad gaar ah ayuu u leeyahay Taliska Boliiska.

Advertisement
Sidoo kale Culimada waxay ku amaaneen Taliska Boliiska ku soo qab-qabashada iyo la dagaalanka  kooxaha faafiya Anshax Xumada iyo Dadka Colaada Qabiil Ka abuura baraha bulshada intaba.
Dhanka kale Taliyaha Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Sulub Ahmad firin ayaa Dhankiisa Culimada ka Codsadey in ay Gacan ka geystaan Wacyigelinta Bulshada Soomaaliyeed.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person, smiling, headscarf, newsroom, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 2 people, dais, newsroom and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here