Qarax miino  oo Galabta ka dhacay deegaanka Mareereey ee hoos taga Magaalada Afgooye Gobolka Sh.hoose ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac.
Gudoomiye ku xigeenkii Deegaanka Mareereey Cali Cumar ayaa ku dhintay qaraxasi kadib markii gaarigiisa loo dhigay.
Sodoo kale waxaa qaraxaasi ku dhaawacmay qaar ka mida ilaalada Gudoomiye xigeenka Rabi ha u naxariistee.

Masuuliyijn ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid masuulkaas.

XAFIISKA WARARKA

Advertisement

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here