BOOSAASO (DAYNIILE.COM)- Wararka ka imaanaya Magaalda Boosaaso ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi maanta uu ka dhacay qarax weyn.

Qaraxaan oo Boosaaso laga maqlay ayaa lagu weeraray gaadiid uu watay Taliyaha Ciidanada Booliiska Degmada Carmo waxaana soo gaaray dhaawac isaga iyo ilaaladiisa qaar ka mida.

Advertisement

Goobaha caafimaadka ayaa loo qaaday lamana oga inta uu gaarsiisan yahay dhaawaca Taliyaha.

Ciidamada amaanka Boosaaso ayaa goobta soo gaaray waxayna howlgalo baaritano ka sameyeen goobta qaraxa.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleTaliyaha Booliiska Puntland oo Kenya kula kulmay Safiirka Dalka Sweden
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here