Waxaa guud  ahaan Gobolada Dalka Soomaaliya ka da’aya roobab sidii bishii hore ka yara  culus iyadoo dadaad ka dhashay roobabkaani khasaare nafeed dhaliyeen.

Wararka laga helaayo Deegaanada Puntland ayaa sheegaya in roobab dhimasho sababy uu ka da”ay Gobolka Kar-kaar.

Inta la ogyahay Laba caruur ah ayaa ku dhintay degmada Bandar-Beyla ee gobalka Karkaar, halka 3 kalana dhaawcan yihiin.

Carruurta geeriyootay iyo kuwa dhaawaca ayaa ka mid ahaa qoys 9 ruux ka koobnaa oo Guriga uu ku soo dumay Roobabka da’ay dartood.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here