Garoowe: 22 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa hadda kaga qeyb gelaya Qasriga Madaxtooyada xiritaanka Shirka Jiheynta Xukuumadda Puntland oo socday Shan maalmood.

Shirkaan ayaa intiisa badan looga hadlaayay jiheynta shaqada xukuumada Maamulka Puntland sanooyinka soo soccda.
May be an image of 6 people and dais
Dhanka kale Madaxweyne Ku Xigeenka  Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeyb galay munaasibadda xiritaanka arday tababarro ka qaatay Hay’ada Global Health Alliance oo fadhigeedu yahay gobolka Minnesota ee USA.
May be an image of 2 people, dais, hospital and text that says "Global Health Info@gha21 org ining Program for T Newborn Care Mis INCe(GHA) grassroots ionwith goals toimprove hcare hcaresystemsacrossthe systems across the ingchanges ingchangesthrough.education, ing through education, pment that are needed among Creat can the: on MARTISOOR HOTEL MARTISOOR 의제 MARTISOOR H HOTE! HOTEL"

Munaasabadda ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey 64 Arday oo ka kala yimi gobolada Soomaaliya iyaga oo dhamaystay tababaro Caafimaad.

Advertisement
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa masuuliyiinta Hay’adda ku amaanay shaqada wanaagsan ee ay qabteen, isaga oo ku dhiiri geliyey inay sii wadaan tababarada si ay uga faa’iidaystaan bahda Caafimaadku.
Munaasabada waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Madaxda Hay’adda iyo marti sharaf kale.
May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of studying and crowdMay be an image of 6 people and dais
May be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here