MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Taliyayaasha ugu sareeya Ciidamada Dowlada Somalia ayaa maanta kulan ka yeesheen amniga guud gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Advertisement

Taliyaha Milatariga Somalia Ibrahim Sheekh Muxudiin, Taliyaha Nabad-sugida Mahad Salaad iyo Taliyaha Booliiska Jen.Sulub ayaa isla soo qaadeen dagaalka ka dhanka Alshabaab kadib kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta Taliska Booliiska Somalia ee Muqdisho.

Saraakiishaan Sedexda qeybood ee Ciidamada waxay isla garteen inay iska kaashadaan la dagaalanka Alshabaab iyo sugida amniga guud.

Waxay isla meel dhigeen inay meel uga soo jeestaan cid kasta oo dhibaata ku ah Qaranimada Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxweyne Xasan oo looga digay inuu Puntland tago
Next articleMadaxweynaha oo la kulmay gudoomiyaha Baarlamaanka Carabta+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here