Madaama dhanka awooda milatari ay ku liitaan Dalalka Carabtu ayay shacabku bilaabeen dagaal dhaqaale oo ka dhan ah reer Galbeedka kuwaasoo Mareykanku uu hormuudka u  yahay.

Qaar ka mida shirkadihi reer Galbeed-ka sida Coca-Cola iyo Cabitaanada kale sida Starbuks Cofee-ga ayaa hada ka  shaqeyneyn carabta markii shacabku faquuq ku bilaabeen shirkadahaasi

Shirkada 7UP sameyaa waxaa la soo sheegayaa magacii xitaa laga badalay iyadoo aysana jirin cid iibsaneysa.

Sidoo kale waxaa albaabada la isugu dhuftay shirkada Star-Bucks of Coffeee oo laga leeyahay Dalka Mareykanka iyadoo shirkadaan faracyo ku leedahay dalal badan oo dunida ah.

Awooda kaliya ee Carabtu kaga adagy yhion Reer Galbeedka ayaa ah dhanka dhaqaalaha inay ka curyaamiyaa .

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleISAGOO DHAAWACA MIYUU DAGAALKA SII HAGI DOONAA MISE WUU KA NASAN DOONAA?
Next articleCiidamada NISA oo soo qabtay gacan ku dhiiglihii dilay Taliyaha Guriceel walaalkiis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here