Shirweynaha 5-aad ee wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha caafimaadka ee dowladaha xubnaha ka ah federaalka ayaa maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb, waxaana furay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.da

Shirweynaha 5-aad ee wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha caafimaadka ee dowladaha xubnaha ka ah federaalka ayaa maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb, waxaana furay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

Advertisement

Wasiirro iyo Agaasimayaal ka kala socda wasaaradaha caafimaadka dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah federaalka ayaa Dhuusamareeb u yimid ka qeyb galka shirkaan oo soca doona muddo labo maalmood ah.

wasaaradaha caafimaadka dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah federaalka ayaa Dhuusamareeb u yimid ka qeyb galka shirkaan oo soca doona muddo labo maalmood ah.

XIGASHO WARBAAHIBTA DOWLADA

Previous articleTahriibiyaal xabsiyada Liibiya laga soo saaray oo Saaka Muqdisho lagu soo dhaweeyay+Sawirro
Next articleShirka Wasiirada oo maanta looga hadlay isbadalka Cimilada+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here