Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa goor-dhaw soo gaaray Garoonka diyaaradaha  Muqdisio  Tahriibiyaal Soomaaliyeex oo ka yimid dhanka Dalka Liibuya.

Tahriibayaasashaan oo rabay inay xeebaha Liibiya ka galaan Yurub ayaa waxaa xirtay burcad waxaana ugu danbeyn xabsiyada ka soo daayay Dowlada Soomaaliya markii ay xiriir la sameeyeen Dowlada Liibiya.

Advertisement

Tahriibayaashaan Dowladu soo furdaamisay waxaa yiradooda lagu sheegay 100 ruux kuwaaasoo 52 ka mida ay Xamar yimaadeen halka 48 kale ay ka degeen Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland.

anaahashassaasaayaaybaibiirihrahTaxTxabsiyada Liibiya laga soo saaray oo Saaka Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxweynaha Hirshabelle oo sheegay in waan waantii socon waysay markaana ay awood isticmaalayaan.
Next articleShir-weynaha Caafimaadka oo ka furmay Dhuusa-mareeb+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here