Shirka Golaha Wadatashiga qatan ayaa saacadaha soo socda laagu wadaaa in uu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimaada Dawlada Goboleedka Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Xasan sheikh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa shir Gudoominayaa shirkaas

Advertisement

Dhamaaan Madaxda Maamul goboleedyada ayaa shirka ka qayb galaya kuwaas oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb marka laga reebo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni

Magaalada Dhuusamareeb ee Casaimada Dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray shalay  Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi  , Madaxda Dawlad Goboleedyada,  Koofur galbeed Hir-Shabeelle, Jubbaland  iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir sidoo  kle maadaxweynaha Galmudug oo maarti  loo yaahay ayaa isaafgaanaa shirka kaa qaayb gaalaya .

Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee ka furmaayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa intiisa badan diirada lagu saari doonaa howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka iyo arrimaha doorashooyinka.

Previous articleMucaaradka Somaliland oo shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidamada millateriga facebook sharing buttontwitter sharing button
Next articleDagaal u dhaxeeya Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ka socda Deegaanka Cowswayne ee Gobolka Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here