Jowhar, 27-Feebaraayo-2024: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta.
Shirka oo galay maalintii 3-aad ayaa lagu gorfeeyay amniga iyo cadaallada iyo sida wax ka beddel xooggan loogu sameeyay qeybahaasi.
“Waa inaan degmo walba ka hirgelinaa ciidamo xoog badan oo ilaaliyo heybada Dowladnimada.”
Ugu dambeyn madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle ayaa shacabka ku nool deeganada Hirshabeelle waxa uu ugu baaqay inay la shaqeeyaan maamulka si loo gaaro Dowladnimo loo dhan yahay.
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Maxamed Shuuriye Nuur.
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 3 people, beard, people studying, glasses, newsroom and daisMay be an image of 6 people, dais and text that says "Dojvladda Hirshabeelle Wa: aaradda Arrimaha Gudaha o Dowladaha Hoose Hirshabelle State of Somalia Ministry of Interior nd Local ၄ overnment Shirweynaha Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo Isku-xirka Dadaalada Xasilinta (Dowladnimo LoO Dhanyahay) habelle State Conference for Regional and District Authorities and Coordina of Stal zation Effor ance)"May be an image of 3 people and daisMay be an image of 7 people, table, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 1 person, dais and text that says "Coordin"May be an image of 1 person, dais and text that says "Dow nfere dina Loo Dhanyahay) Regional and District Authorities an itabilization Efforts 25-28"May be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, newsroom and daisMay be an image of 6 people, dais and text that says "Dojvladda Hirshabeelle Wa: aaradda Arrimaha Gudaha o Dowladaha Hoose Hirshabelle State of Somalia Ministry of Interior nd Local ၄ overnment Shirweynaha Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo Isku-xirka Dadaalada Xasilinta (Dowladnimo LoO Dhanyahay) habelle State Conference for Regional and District Authorities and Coordina of Stal zation Effor ance)"
Previous articleMadaxweyne Xasan oo maanta shir gudoomiyay shirka Wasiirada+aSAWIRRO
Next articleWararkii ugu danbeeyay iyo tirada dhimashada inta ka harsan 30-kun ruux

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here