CAPE-TOWN (DAYNIILE.COM)-Rabi ha u naxariistee wiil Soomaali ah ayaa lagu dilay shalay Dalka Koonfur Afrika.

Dilkaan oo ka dhacay tuulo dhacda duleedka Magaalada Cape-town ayaa waxaa gaystay koxaha madow South African-ka ah ee badanaaba laaya soomaalida.

Advertisement

Wiilka Soomaaliga ee la dilay waxaa lagu magacaabi jirey Xasan Xuseen waxaana uu nolol-maaleedkisa iyo kan reerkiisa uu ka raadsan jirey dalka K/Afrika.

booliiska Dalka koonfur Afrika ayaa sida lagu bartayba qaadin talaabooyin looga hortagayo kooxaha burcad koonfur afrikaanka ah ee mar kasta laaya soomaalida.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWariye C/kariin Bulxan oo u geeriyooday dhaawicii soo gaaray
Next articleDagaal culus oo Baladweyne ku dhexmaray Hirshabelle iyo Hiran State.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here