Allah unaxriisto wariye Cabdikariim Ahmed Bulxaan ayaa xalay u geeriyoodey dhaawac culus uu kasoo gaarey rasaas uu shalley nin hubeysan kufurey.

Waxaa uu ahaa wariye rugcadaa saxaafadeed ah,samafale caawiya agoonta ilaa uu xero ay kunooladaan ufurey.

Advertisement

RntiI wuxuu ahaa wariye kaalintisa saxafinimo laga wada dareemey Galmudug oo dhan.

Dhanka kale waxaa laga sugayaa Maamulka Galmudug inay sharciga hor keenaan gacan ku dhiiglaha si ciqaabtiisa uu u maro.

WARBIXINTA WARIYE 

HASSAN MWALIMU

 

Previous articleQarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo wararka ka soo baxaya
Next articleSoomaali lagu dilay Cape-town.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here