MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Qarax xooggan oo meelo badan laga maqlay ayaa caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Wararka horu dhaca ah ee la helaayo ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miinada nuuca soo boodada kaasoo ka dhacay nawaaxiga Hoteel Guuleed ee Degmada Yaaqshiid Magaalada Muqdisho.

Advertisement

Dhanka Dowlada warar laga helay ayaa sheegaya inaaney jirin wax khasaare ah oo qaraxaasi uu geystay ciidan iyo shacab intaba.

Hadaba wixii faahfaahin dheraad ah ee ka soo baxa laamaha amniga wararkeena xiga ayaad kala socon doontaan Insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleCiidamada NISA oo howlgalo Amni ka fuliyeen Degmada Baraawe+SAWIRRO
Next articleWariye C/kariin Bulxan oo u geeriyooday dhaawicii soo gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here