BARAAWE (DAYNIIKLE.COM)-Ciidamada Nabad sugida iyO sirdoonka qaranka ee NISA ayaa maanta howlgal amni sugid ah waxay ka sameeyeen Magaalo xeebeedka BaraaWe  Gobolka Shabeelaha hoose ee Maamulka Koonfur-Galbeed.

Ciidamada ayaa gaadiidkana baarayayay sidoo kalana guryaha ayay mid mid u baarayaayeen si loo xaqiijiyo amaanka Magaalada Baraawe madaama bisha Ramadaan la guda galay.

Advertisement

Taliyaha Nabad sugida ee Baraawe Cumar Yaaloow Cabdi ayaa shacabka Baraawe meel Fagaare ah kala hadlay isagoo ka dalbaday inay soo sheegaan wixii ay uga shakiyaan inay amni dari ku hayaan Magaalada.

No description available.“waxaan idin farayaa inaad la shaqeysaan laamaha amniga soona sheegtaan qofkii ku cusub degmada ,inaad xafiiska nisa ku soo wargelisaan qofkii aad u aragtaan inuu dhibaato ku yahay Dowlada,shacabka iyo magaalada”ayuu yiri Taliye Cumar Yaaloow Cabdi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

No description available.

Previous articleTaliyaha Milatariga oo Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid dagaal+SAWIRRO
Next articleQarax Caawa ka dhacay Muqdisho iyo wararka ka soo baxaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here