Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid dagaal oo loogu tala galay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa mid mid u kormeeray gadiidkaan Gaashaman oo loogu tala galay Guutada 14 October ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana goobjoog ka ahaa Taliyaha Guutada 14 October ee CXDS G/Dhaxe Nuur Maxamed Gaabow (Nuur farey).

Guutada October ayaa ka mid ah geesiyaasha XDS ee Howlgalka adag ee ka dhanka ah Argagixisada ka wada gobalka Sh/Hoose.

May be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of jeepMay be an image of 3 people

Previous articleXildhibaan Farmaajo “dastuurka hada laga doodayo maaha midkii hore ee waa mid cusub”
Next articleCiidamada NISA oo howlgalo Amni ka fuliyeen Degmada Baraawe+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here