MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa Magaalada Muqdisho tababar loogu soo xirey Askar ka tirsan Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Booliska Soomaaliyeed iyo Shaqaale ka tirsan Dekada Muqdisho.

Tababarka waxaa soo xirey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaalya Xildhiban Saadam Maxamud Cabdi.
Ujeedka Tababarka ayaa dhanka  Amniga Dekadaha ( Port Security), iyadoo shaqaalaha iyo ciidamadu si fiican uga faa’iiseysteen tababarka la siiyay,Wasiirka Saadam ayaa ugu baaqay kooxda wax baratay inay sii gaarsiiyaan saaxiibadood aan helin fursadaan.
“wixii aad barateen waa inaad ugu adeegtaan shacabka aad
matashaan sida ugu fiican”ayuu yiri Wasiir SaadamXAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 4 people and boatMay be an image of 4 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 13 people
Previous articleIsraa’iil oo kordhisay duqeymaha goobtii ugu nabdooneyd Gaza
Next articleBanaanbax lidi ku ah Itoobiya oo Saaka Muqidhso ka bilowday+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here