Xawaadleey (dayniiile.com)-Wafdi uu hogaaminayoTaliyaha ciidanka Burundi  ATMIS  ee Qeybta 5-aad Sar. G. Jean Claude Niyiburana ayaa booqday ciidamada ku sugan Saldhiga Degmada Xawaadley  ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ujeedka booqashada Sarkaalkaani ayaa lagu sheegay  si uu u qiimeeyo shaqada ciidamadaasi iyo siday diyaarka ugu yihiin dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Advertisement

Taliye Sar. G Niyiburana wuxuu u sheegay Ciidamada uu booqday in ciidamada ATMIS  ay diyaar u yihiin in ay si dhow ula shaqeeyaan maamulka degmada Xawaadleey si wax looga qabto caqabadaha ay sababeen fatahaada El Niño ee ku dhacdey dadka deegaanka.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

May be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people and grassMay be an image of 1 personMay be an image of 5 people

Previous articleDagaalka Gaza oo yeeshay waji dhaqaale
Next articleXOG: Dowlada Somalia iyo labadii shirqool ee loo maleegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here